Posts

DEG-DEG: Dib u dhac ku yimid shaacinta golaha wasiiradda Puntland iyo wasiir Axmed Karaash oo diiday wasaarada loo bedelay


Dib u dhac ayaa kuyimi shaacinta golaha wasiiradda dowladda Puntland oo lagu waday in maanta lagu dhawaaqo.

Arrintaan ayaa waxaa sabab u ah kadib markii sii hayaha xilka wasiirka arimaha gudaha iyo ho eff umarinta miyiga wasiir Axmed karaash oo loo magacaabay wasiirka hawlaha guud uu ka cudur daartay inuusan diyaar u ahayn qabashada xilkaasi

Arinta wasiir Axmed karaash ayaa sabab u noqotay dib u dhaca shaacinta golaha wasiirada Puntland waxaana madaxtooyada laga dareemayaa mashquul badan.

Waxaa lagu wada inay berito dib ugu dhacdo ama caawo.
Developed by Jago Desain