DAAWO SAWIRO : Dowlad goboleedka Puntland oo wareejisay maamulka dekedda Boosaaso

DAAWO SAWIRO : Dowlad goboleedka Puntland oo wareejisay maamulka dekedda Boosaaso

Dawlad goboleedka Puntland ayaa goor dhaw wareejisay maamulka dekedda magaalada Boosaaso, waxaana lagu wareejiyey Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta ee lagumagacaabo P & O oo qeybka ah shirkada weyn ee DP WORLD.

Kulan weyn oo lagu wareejinayey heshiiskaayaa ka dhacay magaalada Boosaaso, waxaana ka qeybgalay wasiiro katirsan Xukuumada Puntland iyo Madaxda DP WORLD oo yimid magaalada Boosaaso.

Saraakiisha Wasaaradda Dekedaha iyo Amniga Baddaha ayaa laga sheegay in waxa la wareejiyey ay tahay dhismaha ama Jaambiyadda Dekeda oo aysan aheyn howlaha maamul ee dekedda.

SAWIRRO






Developed by Jago Desain