waraysi : gudoomiyaha gobolka gardafuu oo ka warbixiyay xaalada gobolka

waraysi : gudoomiyaha gobolka gardafuu oo ka warbixiyay xaalada gobolka

Gudoomiyaha gobolka gardafuu Maxamuud Axmed Caynab oo siiyay waraysi dheer idaacada daljir ayaa kawarbixiyay xaalada guud e gobolka gardafuu iyo xaalada dadkii ay abaartu saamaysay

Gudoomiyaha gobolka gardafuu ayaa sudio kake ka hadlay kahortaga falalka burcad badeeda iyo jariifka iyo xaalufka iyo kaluumysiga sharcidarada ah ee lagu hayo xeebaha Puntland gaar ahaan xeebaha gobolka gardafuu iyo arimo kale oo badan .

Gudoomiyaha gobolka gardafuu ayaa waxaa waraysatay Wariye Deeqo ladan oo kusugan Bosaaso.

halkan ka dhagayso waraysiga oo dhamaystiran

Developed by Jago Desain