sarkaal katirsan sirdoonka imaaraadka oo faafiyay qorshe la rabo in lagu dilo madaxweynaha Soomaaliya
sarkaal katirsan sirdoonka imaaraadka oo faafiyay qorshihii lagu khaarijin lahaa madaxweynaha Soomaaliya
Sarkaalka ka tirsan laamaha sirdoonka dalka isutaga imaaraadka carabta ayaa shaaca ka qaaday in sirdoonka dalkaas uu dhameystiray qorshe la rabo in la dilo Madaxweynaha Soomaaliya Mohammed Abdullah Frmajo.
Ninka oo isticmaalaya bogiisa twitterka @without__shadow ayaa soo dhigay qorlaalkan 11:57 PM 28 December 2017
” Hay’adaheena Amniga(sirdoonkeena) waxay Soo dhameeyeen Qorshihii lagu khaarijin lahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ” .