Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 magcaabay Taliayaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr.158 October 28, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Markuu Arkay:                     Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu arkay:                      Aqoontiisa iyo Khibradiisa  shaqo

Wuxuu Xeeriyey:


1.Waxaa S/Guuto Muxuyadiin Axmed Muuse loo magacaabay Taliaya Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

  1. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACY-GELINTA HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND
Developed by Jago Desain