Marwo Caasho Geelle Oo Lagu Wado In Loo Magacaabo Gudoomiyaha Guddiga Doorasahada Puntland

Marwo Caasho Geelle Oo Lagu Wado In Loo Magacaabo Gudoomiyaha Guddiga Doorasahada Puntland

Iyadoo ay ka harsan tahay xiliga ay dhacayso doorashada guud ee Puntland bil iyo bar ayaa waxaa lagu wadaa in madaxweynaha Puntland Dr.cabdiweli Maxamad Cali Gaas uu magacaabo guddiga khilaafaadka Puntland.
Guddiga ayaa waxa ay ka shaqeynayaan soo xulista xildhibanadaa cusub iyo sidii ay doorsahada u dhici lahayd.
War hordhac ah oo soo gaaray warbaahinta qaat ayaa sheegay in  guddiga doorasahada Puntland loo magacaabayo Caasho Geelle oo horey xil uga soo qabatay xukuumaddii madaxweyne Faroole.
Haddii uu madaxweyne Gaas u magacaabo xilkaasi qof dumar ah ayaa waxa ay noqonaysaa markii ugu horeysay oo ay qof dumar ah xilkaasi qabato
Developed by Jago Desain