dhegayso: Shacabka degmada Bareeda oo si isku tashi ah mashaariic uga hirgaliyay degmada


Shacabka iyo mamaulka degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu ayaa si isku tashi ah waxa ay degmada uga hirgaliyeen mashruuc biyo galin ah oo markii ugu horaysay mudu 30 sano ah lagau hirgaliyo degmada Bareeda.

Mashruucan ayaa waxaa ku baxay lacag dhan 70 kun oo doolar .

Biyo galinta degmada ayaa ku soo beegmayaa xili ay degmada iyo Tuulooyin hoose yimaada ay ka jirto Abaar saameen ku yeelatay dadka iyo duunyada.


Dhagsyso

Developed by Jago Desain