Deg Deg:Ururada siyaasadda Puntland oo walaac ka muujiyay doorashada degmooyinka.

Waxaa degmooyin Puntland qaarkood ka bilowday bixinta kaararka codeynta ee doorashada tijaabada ah oo ka dhici doonta saddexda degmo ee Eyl, Qardho iy
Waxaa degmooyin Puntland qaarkood ka bilowday bixinta kaararka codeynta ee doorashada tijaabada ah oo ka dhici doonta saddexda degmo ee Eyl, Qardho iyo Ufeyn, waxaase durba soo baxaya walaac ay ururada tartanka ka qayb galaya qaarkood ka muujiyeen hanaanka loo qaybiyiyey kaararka codbixinta.
Developed by Jago Desain