SAWIRO: Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo Tababar u soo xirtay shaqalaha adeeg bixinta

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo Tababar u soo xirtay shaqalaha adeeg bixinta



Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta soo xirtay Tababar ku saabsan adeeg bixinta Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir.

Tababarkan oo uu soo Agaasimay Machadka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa ka qeyb qaatay Guddoomiye Ku-xigeenada Arrimaha Bulshada qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo 3-da deegaan, Agaasinka Waxbarashada, Dad-dhigista iyo Caafimaadka.

Waxaa lagu baranayey Adeeg bixinta Arrimaha Bulshada iyo daadejintooda iyo weliba sida ay u shaqeeyaan Dowladdaha Hoose, waxa uuna socdey 4-tii Cisho ee la soo dhaafay







Developed by Jago Desain