Isimo badan oo miisaan leh oo ku Soo wajahan Boosaaso

Xubno kamid ah Isimada dhaqanka Puntland oo uu hoggaaminayo suldaan Siciid suldaan Cabdisalaan ayaa maanta ka baxaya caasimadda Garoowe waxayna ku waj

 


Xubno kamid ah Isimada dhaqanka Puntland oo uu hoggaaminayo suldaan Siciid suldaan Cabdisalaan ayaa maanta ka baxaya caasimadda Garoowe waxayna ku wajahan yihiin magaalada Boosaaso.

Isimada ayaa qayb ka aha dadaalo lagu xallinayo is-marin-waaga ka taagan xilka qaadista lagu sameeyay Agaasimihii hay’aydda PSF Maxamuud Cismaan Diyaan

Isimada ayaa lagu wadaa in ay kulamo la yeeshaan Isimada Puntland ee ku sugan Boosaaso oo uu hoggaaminayo boqor Burhaan boqor Muuse.





https:
Developed by Jago Desain