Daawo : Boosaaso oo aanan weli ka kaban dagaaladii dhacay

Daawo : Boosaaso oo aanan weli ka kaban dagaaladii dhacay

 

Magaalada Boosaaso ayaanan weli kasoo kaban dagaaladii ka dhacay bishii hore iyada oo weli

ay jiraan dad u dhimanaya dhaawacyadii soo gaaray.

BBC-da ayaa u kuurshay sida uu xaal yahay, xili aanan weli heshiis rasmi ah laga gaarin khilaafkii keenay dagaalka.



Developed by Jago Desain