Ciidamada Badda Hindiya ayaa u gurmaday shaqaale lagu dhaawacay markab ay afduubatay Burcadbadeed xeebaha soomaaliya

Ciidamada Badda Hindiya ayaa u gurmaday shaqaale lagu dhaawacay markab ay afduubatay Burcadbadeed xeebaha soomaaliya

 


Mid ka mid ah badmaaxiintii saarnaa markabka  MV Ruren, oo ay afduubeen qiyaastii lixda burcad-badeed, meel qiyaastii 680  mayl u jirta Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa isniintii loo wareejiyay markab Dagaal oo hindi ah oo lagu magacaabo NS Kochi kadib markii dhawac ka soo gaaray Rasaas ay rideen Burcadbadeedu ayadoo loo qaday gurmad caafimaad 


markabka ciidamaha hindiya ayaa  gorgortan la galey burcad-badeedda waxayna wuxuuna ku guulaystay in shaqaalaha dhaawacmay la fasaxo oo si loo dabiibo  

shaqaalaha ayaa dhaawac wuxuu ka soo gaadhay garabkaxiligii  uu socday weerarka burcadbadeedu ku qaadayeen markabka waxaana horay loo sheegay in xaaladiisu xasilnayd .

Developed by Jago Desain