Murashaxiinta Guuleed saalax , Maxamuud Mashruuc , Sheekhdoon Jabiye oo soo dhaweeyay guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada ee uu Madaxweynaha Puntland magacaabay

Murashaxiinta Guuleed saalax , Maxamuud Mashruuc , Sheekhdoon Jabiye oo soo dhaweeyay guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada ee

 


MurashaxiintaU tartamaya Xilka Madaxtinimada Puntland ee Kala Ah Guuleed saalax , Maxamuud Mashruuc ,Eng Mohamud Khalif Jebiye iyo aadan Sheekhdoon ayaa warmurtiyeeedyo ay soo saareen ku soo dhaweeyay  guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada ee uu Madaxweynaha Puntland siciid C/laahi Deni magacaabay maanta

dhinaca kale Murashaxiintan ayaa ayaa Ugu Baaqay madaxwayne Siciid C/laahi Dennu inuu ilaaliyo Dastuurka, Faragalina ka ilaaliyo guddiga, si loo qabto doorasho nabad ah laguna kalsoon yahay.




Developed by Jago Desain